Fashil lasoo darsay Guddiga Doorashooyinka ee ku xareesan Hotel Decale !!

Guddiga doorashooyinka heer federal ee u badan Nabad sugid, shaqaalaha dowladda iyo taageerayaasha madaxweyne Farmaajo ee la dejiyay hotel Decale ayaa wali ku jahawareersan waxay tahay shaqada loo qorsheeyay inay qabtaan. Xunbanaha guddiga oo aan markii horaba loogu tala gelin inay shaqo qabtaan hase yeeshee kaliya qorshaha loo dhisay ay aheyd in waxa la doonayo … Continue reading Fashil lasoo darsay Guddiga Doorashooyinka ee ku xareesan Hotel Decale !!